Sign in to follow this  
Deeq A.

Wararkii ugu dambeeyey ee dhismaha Galmudug

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka naga soo gaaraya Dhuusamareeb ayaa sheegaya in weli xiisad siyaasadeed oo ku aadan dhismaha Galmudug laga dareemayo magaaladaasi.

Khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya dhinacyada isku haya doorashada maamulkaasi ayaa lagu soo warramayaa inuu gaaray meeshii ugu sarreysay.

Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya inuu istaagay qorshihii loogu jiray dhismaha maamul mid ah oo ay yeeshaan gobollada Galgaduud iyo Mudug.

Halkan hoose ka dhageyso Warbixinta.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/01/Mutwakil-.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this