Sign in to follow this  
Deeq A.

IRAN Oo Dishay Ganacsade Caan Ku Ahaa Ka Ganacsiga Maandooriyaha

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Tehran)-Iiraan ayaa waxa ay dishay ganacsade weyn oo maandooriyaha ka shaqeysta kaas oo lagu naanayso “Yaxaaska Gacanka Beershiya”, sidoo kalana ay halkaas ku baabi’isay maandooriyihii uu tahriibinayay, warbaahinta dowladda ayaa sidaas ku warrantay.

110646828_mediaitem110646827.jpg

“Yaxaaska” ayaa waxaa la qabtay isagoo kuguda jira dhoofinta in ka badan 100 tan oo maandooriye ah oo uu marsiinayay biyaha caalamiga ah, saraakiisha ayaa sidaas sheegay.

36-jirkan iyo caawiyahiisa ayaa la dilay kaddib sanado badan oo ay socdeen howlgal sirdoon.

Iiraan ayaa sannad walba waxa ay khaarijisaa boqollaal maxbuus.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this