Deeq A. Posted January 26, 2020 Madaxa xukuumadda Galmudug, Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa war cusub uu soo saaray kaga hadlay xaaladda Galmudug, gaar ahaan doorashada maamulkaasi. Warsaxaafadeedka ka soo baxay xafiiska, Sheekh Shaakir ayaa waxaa lagu sheegaya in dadka reer Galmudug ay marti ka noqdeen dhismaha maamulkooda, islamarkaana ay dowladda federaalka ay isku soo koobtay howlaha ka socda magaalada Dhuusamareeb Sidoo kale qoraalkaan ayaa lagu sheegay in haatan uu mugdi galay mustqabalka dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug. Halkan hoose ka akhriso: View the full article Share this post Link to post Share on other sites