Sign in to follow this  
Deeq A.

Shaakir oo war cusub ka soo saaray doorashada Galmudug

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxa xukuumadda Galmudug, Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa war cusub uu soo saaray kaga hadlay xaaladda Galmudug, gaar ahaan doorashada maamulkaasi.

Warsaxaafadeedka ka soo baxay xafiiska, Sheekh Shaakir ayaa waxaa lagu sheegaya in dadka reer Galmudug ay marti ka noqdeen dhismaha maamulkooda, islamarkaana ay dowladda federaalka ay isku soo koobtay howlaha ka socda magaalada Dhuusamareeb

Sidoo kale qoraalkaan ayaa lagu sheegay in haatan uu mugdi galay mustqabalka dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug.

Halkan hoose ka akhriso:

84871248_1945433625601021_2496865785692028928_n

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this