Sign in to follow this  
Deeq A.

“Waxaanu Haynaa Liiska 30 Wariye Oo Laga Masruufo Soomaaliya…” Wasiir Maxamed Kaahin.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa sheegay in uu hayo xogta wariyeyaal ilaa 30 ah oo lacago ka qaata xukuumadda Farmaajo kuwaas oo ka hawlgala magaalada Hargeysa, halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this