Sign in to follow this  
Deeq A.

XF oo sheegtay in aysan Shahaado siin doonin ardayda Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   

Cabdullaahi Goodax Barre wasiirka waxbarashada Soomaaliya ayaa sheegay in xukuumadda federaalka aysan siin doonin Shahaadada dugsiga sare Ardayda Puntland, haddii aysan ka qeyb galin Imtixaanka Qaran ee ay qaado dowladda dhexe.

Wasiir Goodax Barre ayaa tilmaamay in dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ay dhowr jeer ka wada hadleen arrintaan, hase’ahaatee ay ku adkaysanayaan in aysan ka qayb gali doonin imtixaanka ay qaado wasaaradda waxbarashada DF Soomaaliya.

Sidoo kale wasiirka ayaa Puntland ugu baaqay in ay ka qayb gasho imtixaanka ama ay isku tashato, sida uu hadalka udhigay

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/01/www-1.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this