Sign in to follow this  
Deeq A.

Filish: Amni lama sugi karo hadaan shacab ka shaqeyn

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa ka hadlay xasilinta magaalada caasimada ah ee Muqdisho.

Cumar Maxamuud Maxamed [Cumar Filish] ayaa sheegay in maamulkiisa uu waqti badan gelinayo sugitaanka ammaanka.

Filish oo sii hadlaya ayaa tilmaamay in aanan nabad-gelyada la xaqiijin karin hadii aysan shacabku kaalin muuqata ka qaadan.

Dadweynaha ayuu ku tartarsiiyey in ay doorkooda qaataan si looga hortago falal liddi ku ah horumarka iyo nabada magaalada Muqdisho.

Hadalkaan ayuu ka sheegay munaasabad xarig-jar ahayd oo lagu qabtay xarunta degmada Shangaani ee magaalo madaxda Soomaaliya.

Hoos ka dhageyso warka oo cod ah

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/01/Filish.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this