Sign in to follow this  
Deeq A.

Doorashada Galmudug: Murashaxiin la diiwaan-geliyey

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Guddiga Doorashooyinka Madaxwaynaha iyo Madaxwayne ku xigeenka Galmudug ayaa diiwaan geliyay qaar ka tirsan musharixiinta u tartamaysa xilka madaxwayne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug.

Sidoo kale, guddiga ayaa sheegay waqtiga araaji qabashada lagu daray sadex maalmood maalinta Jimacahana uu shaqeyn doono guddiga waxayna ku eg-tahay diiwaan-gelinta musharixiinta 26-ka bisha Janaayo sanadka 2020-ka.

Hoos ka daawo sawiradda

Image may contain: 1 personImage may contain: 2 people, suit

Image may contain: 2 people, beard and suitImage may contain: 4 people, people sitting, table and indoor

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this