Deeq A. Posted January 23, 2020 Muqdisho (SMN) – Guddiga Doorashooyinka Madaxwaynaha iyo Madaxwayne ku xigeenka Galmudug ayaa diiwaan geliyay qaar ka tirsan musharixiinta u tartamaysa xilka madaxwayne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug. Sidoo kale, guddiga ayaa sheegay waqtiga araaji qabashada lagu daray sadex maalmood maalinta Jimacahana uu shaqeyn doono guddiga waxayna ku eg-tahay diiwaan-gelinta musharixiinta 26-ka bisha Janaayo sanadka 2020-ka. Hoos ka daawo sawiradda View the full article Share this post Link to post Share on other sites