Sign in to follow this  
Deeq A.

Ku simaha madaxweynaha Puntland oo la kulmay Garaadka guud ee dowlad degaanka Soomaalida

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta kulan soo dhoweyn ah kula qaatay magalaada Garoowe wefti Isimmo ah uu hogaaminayo Garaad kulmiye Garaad Maxamuud Garaad Wiil-waal, kuwaas oo kasoo kicitimay dowlad deegaanka Soomaalida.

Kulanka soo dhoweynta ah ayaa waxaa Madaxweynaha ku wehelinaayey masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda, Isimo iyo masuuliyiin kale.

Weftiga Isimada ah ayaa safarkoodu daaranaa dhamaystirka Heshiis Beelo Walaalo ah oo 2 sano ka hor diriri ku dhexmartay deegaanka Dhumay ee Koonfurta gobolka Sool.

Hoos ka daawo muuqaalka iyo sawirada

  • 6-13.jpg?fit=1000%2C667&ssl=1
  • 5-13.jpg?fit=1000%2C667&ssl=1
  • 4-16.jpg?fit=1000%2C667&ssl=1
  • 3-17.jpg?fit=1000%2C667&ssl=1
  • 2-21.jpg?fit=1000%2C667&ssl=1
  • 1-30.jpg?fit=1000%2C667&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Ku simaha madaxweynaha Puntland oo la kulmay Garaadka guud ee dowlad degaanka Soomaalida appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this