Deeq A. Posted January 23, 2020 Muqdisho (SMN) – Guddiga Ku-meel gaarka ah ee Ka Baaraandeggidda Hindise -Sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka ee Golaha Aqalka Sare -BFS ayaa kulan kula yeeshay magaalada Muqdisho Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka, Dhinacyadda ayaa laga dhageystay talooyinkooda ku aadan Hinidise-sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka. Dhanka kale, Gudoomiyaha Golaha Shacabka BFS Mudane Moxamed Mursal Sheikh Cabdiraxamaan ayaa maanta kulan laqaatey UN, Amison iyo Ambassadorada Copenhagen Group. Shirkaan ayaa waxaa loogu hadley Doorashada la filayo in ay ka dhacado Dalka Soomaaliya 2020 -2021 iyo xoojinta wadashaqynta labada dhinac. View the full article Share this post Link to post Share on other sites