Sign in to follow this  
Deeq A.

Doorashooyinka Soomaaliya ee 2020-21 oo laga shiray

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Guddiga Ku-meel gaarka ah ee Ka Baaraandeggidda Hindise -Sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka ee Golaha Aqalka Sare -BFS ayaa kulan kula yeeshay magaalada Muqdisho Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka,

Dhinacyadda ayaa laga dhageystay talooyinkooda ku aadan Hinidise-sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka.

Dhanka kale, Gudoomiyaha Golaha Shacabka BFS Mudane Moxamed Mursal Sheikh Cabdiraxamaan ayaa maanta kulan laqaatey UN, Amison iyo Ambassadorada Copenhagen Group.

Shirkaan ayaa waxaa loogu hadley Doorashada la filayo in ay ka dhacado Dalka Soomaaliya 2020 -2021 iyo xoojinta wadashaqynta labada dhinac.

Image may contain: 4 people, people sitting, screen, table, office and indoorImage may contain: 2 people, people sitting, screen, table, laptop and indoorImage may contain: 4 people, people sitting, table and indoor

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this