Sign in to follow this  
Deeq A.

Amniga doorashada Galmudug oo laga wada hadlay

Recommended Posts

Deeq A.   

Dhuusamareeb (SMN) – Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug, Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa kulan la qaatay saraakiil ka socotay ciidamadda AMISOM.

Saraakiishaan ayaa maanta oo Khamiis ah socdaal aan lasii shaacin ku tegay magaaladda caasimadda ah ee Dhusamareb.

Kulanka ayaa la sheegay in diiradda lagu saarey ammaanka deegaanada Galmudug gaar ahaan amniga doorashooyinka Madaxwaynaha iyo Madaxwayne ku xigeenka.

Dhuusamareeb ayaa lagu waddaa in ay maalmaha soo aadan ay martigeliso doorashooyin xasaasi ah, taasoo loogu coddeynayo hogaanka labaad ee maamulkaas.

Hoos ka daawo sawirada kulanka

Image may contain: 1 person, indoor

Image may contain: 1 person, tableImage may contain: 1 person, sitting

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this