Sign in to follow this  
Deeq A.

HirShabelle oo baaq kasoo saartay doorashada Galmudug

Recommended Posts

Deeq A.   

Jowhar (SMN) – Maamul goboleedka HirShabelle ayaa baaq kasoo saarey khilaafka kasoo cusboonaadey doorashooyinka Galmudug.

Cusmaan Cabdullaahi Dhoore, wasiir ku xigeenka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka, ayaa dhinacyada ku booriyey dulqaad.

Xildhibaan Dhoore ayaa sidoo kale dowladda federaalka Soomaaliya ugu baaqay in ay xal deg-deg ag ka dhalisay muranka taagan.

Isagoo hadalkiisa sii wata, mudanaha ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in iyaddoo shaqadu dhamaad tahay uu khilaaf yimaado.

Doorashadda madaxtinimada Galmudug ayaa in laga cabsi qabaa in ay ku timaado dib-u-dhac maadaama aysan muuqan saan-saan fiican.

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this