Sign in to follow this  
Deeq A.

Dalxa oo loo magacaabay xilkii uu baneeyay Guulwade

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Madaxtooyadda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday shaqsigii bedeli lahaa danjire Cabdiraxmaan Guulwade.

Guulwade ayaa la sheegay in uu iska casilay xubinnimadda guddiga wada-hadalada Dowladda Soomaaliya iyo Somaliland.

Is-casilaada Guulwade ayaa timid markii wareysi uu siiyey Shabelle uu ku sheegay in uu sax ahaa weerarkii Golabada Waqooyi.

Dhanka kale, ildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa loo magacaabay in uu buuxiyo jagadii uu baneeyay Guulwade.

Dalxa ayaa kamid ah baarlamaanka federaalka Soomaaliya gaar ahaan Aqalka Hoose, waana kamid ah mudaneyaasha ugu caansan.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this