Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiillada Somaliland Oo Dawlada Jabuuti Ku Eedeeyay Inay Ku Soo Duushay Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Bashiir Tukaale Oo kamida Golaha Wakiilada Somaliland ayaa Dawlada Jabuuti Ku Eedeeyay in ay kusoo duushay Somaliland
Isaga Oo ka hadlayay cable dhinaca Internetka ah Oo laga keenayo dalka Jabuuti

Waxaa kale Oo uu sheegay in Ciidamada Badda Jabuuti ay Rasaaseeyeen Ciidamada Badda Somaliland, halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this