Sign in to follow this  
Deeq A.

Afar musharrax oo qaadacay doorashada Galmudug

Recommended Posts

Deeq A.   

Qaar ka mid ah musharraxiinta maamulka Galmudug oo soo saaray Warsaxaafadeed ayaa ku dhaawaqay in ay qaadaceen doorashada madaxweynaha Galmudug, waxaana ay sheegeen in aysan ka qeyb geli doonin tartanka loogu jiro doorashadaasi.

Musharraxiintaan oo kal ah: Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa), Cabdullaahi Faarax Wehliye, Cabdi Cabdullaahi Axmed (Cabdi Dheere) iyo Kamaal Daahir Guutaale ayaa tilmaamay in aysan ku qanacsaneyn jadwalka doorashada ee shalay la soo saaray.

Sidoo kale waxay ku eedeeyeen dowladda federaalka inay afduubatay doorashada, sida ay hadalka u dhigeen.

Halkaan hoose ka akhriso:

M-7

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this