Sign in to follow this  
Deeq A.

Ganacsade Soomaali ah oo lagu afduubtay K/ Afrika

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka naga soo gaaraya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay ganacsade Soomaaliyeed Afguub loogu geystay gudaha wadankaasi.

Ganasadahaan oo caan ka ah Johannesburg ayaa waxaa la sheegay in laga afduubtay xaafadda Alexandre oo ka tirsan magaaladaasi.

Sidoo kale wararka ayaa sheegaya inuu ka mid yahay ganacsatada aas aasay shirkadda Salahudiin oo baqaaro badeecadaha Lagu iibiyo ku leh inta badan gobollada dalkaasi.

Wariyaha Shabakadda Warbaahinta Shabelle ee Koonfur Afrika, Cabdixakiin Ibraahim Biif ayaa ka warbixiyey wararkii ugu dambeeyey iyo xaaladda Soomaalida.

Halkan hoose ka dhageyso Wareysiga.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/01/Cabdi-Xakiim-ibraahim-Biif-.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this