Deeq A. Posted January 21, 2020 Ankara (SMN) – Lix qof oo qabay dhaawacyo daran oo ka soo gaaray qaraxii argagixiso ee Ex-control Afgooye ayna ku jireen howlwadeenno u dhashay dalka Turkiga oo maanta ka ambabaxay Muqdisho ayaa gaaray magaalada Ankara ee dalka Turkiga. Garoonka waddankaas ayaa waxaa kusoo dhoweeyey diyaaraddii sidday wasiirka Caafimaadka dalka Turkiga iyo saraakiil ka tirsan safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkiga Hoos ka daawo sawiradda View the full article Share this post Link to post Share on other sites