Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhaawacyada qaraxii Afgooye oo gaarey Turkiga

Recommended Posts

Deeq A.   

Ankara (SMN) – Lix qof oo qabay dhaawacyo daran oo ka soo gaaray qaraxii argagixiso ee Ex-control Afgooye ayna ku jireen howlwadeenno u dhashay dalka Turkiga oo maanta ka ambabaxay Muqdisho ayaa gaaray magaalada Ankara ee dalka Turkiga.

Garoonka waddankaas ayaa waxaa kusoo dhoweeyey diyaaraddii sidday wasiirka Caafimaadka dalka Turkiga iyo saraakiil ka tirsan safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkiga

Hoos ka daawo sawiradda

Image may contain: 8 people, people smiling, people standingImage may contain: 7 people, outdoorImage may contain: 4 people, people smiling, people standing and outdoorImage may contain: sky and outdoor

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this