Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamo ka wada tirsan dowladda oo isku rasaaseeyey Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya iska hor imaad u dhexeeyey ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda oo goor dhow ka dhacay degmada Shangaani ee G/Banaadir.

Israsaaseynta ayaa timid, kadib markii ay isku dhaceen ciidamo doonayey inay dad shacab ah ka raraan xaruntii hore ee safaarada Itoobiya iyo kuwa kale oo diidanaa.

Ma cadda illaa iyo hadda khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay iska hor imaadkaan, balse waxaa goobta gaaray saraakiil ka tiran ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Faah faahinta kala soco: radioshabelle.com

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this