Sign in to follow this  
Deeq A.

IRAN Oo U Digtay Millatariga Faransiiska Ee Ku Sugan Gacanka Khaliijka

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Iran)-Dawladda Iiraan ayaa dhaleeceysay Millatariga Faransiiska ee jooga bariga dhexe kuwaasi oo sheegay in ay la dagaalamayaan kooxaha Argagixisada.

20200120_093048.jpg

Afhayeenka wasaarada arimaha dibada ee Iiraan Cabaas Museyfi ayaa dhaleeceyay ciidanka Faransiiska ee ku sugan bariga xeebaha Khaliijka oo u dhow Iiraan.

Hadalkaan ayaa imaanaya laba maalin kadib markii Madaxweyne Emmanuel Macron uu xaqiijiyay in ay xoojinayaan qalabka difaaca  ciidankooda ku sugan xeebaha Khaliijka gaar ahaan Sacuudiga.

Mr Cabaas ayaa yidhi joogitaanka Millatarigiina waa qalad maxaa yeelay waxay joogaan Biyaheena.

Dowlada Iiraan ayaa intaa ku raacisay in ay ogolaan doonin gardarada Faransiiska iyo cidwaliba oo ku soo xadgudubta Biyaheeda.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this