Sign in to follow this  
Deeq A.

Midowga Yurub Oo Rajo Ka Muujiyay Shirka Dib U Heshiisiinta Liibiya Ee Ka Socda Jarmalka

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Berlin)-Hogaamiyeyaasha wadamada Yurub ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay xabad joojin rasmi ah oo laga gaadho colaada sokeeye ee ka taagan dalka Liibiya oo dhaca waqooyiga Afrika.

20200120_091817.jpg

Qaar ka mid ah madaxda ka qeybgaleysa shirka dib u heshiisiinta Liibiya oo ka furmay magaalada Berlin ee dalka Jarmalka ayaa sheegay in ay rajeynayaan heshiis buuxa in ay gaadhaan garabyada ku loolamaya Siyaasada.

Shirka ayaa oo ay soo qaban qaabisay dowlada Jarmalka ayaa waxaa lagu casuumay Ra’isul Wasaaraha Fayes Al-Siraaj iyo hogaamiyaha mucaaradka ee heesta dhanka bariga Janaraal Khaliifa Xaftar.

Tan iyo markii ay burburtay xukuumadii uu hogaamin jiray Corneyl Mucammar Al-Qadaafi sanadkii 2011-kii ayaa dalkan hodanka ku ah saliida wuxuu madaxa la galay dagaal sokeeye oo laba u kala qeybiyay Liibiy

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this