Sign in to follow this  
Deeq A.

Axmed Madoobe oo ‘diyaar u ah’ wadahadalka DF

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo weli ku sugan Boosaaso ayaa ka hadlay khilaafka ragaaday ee kala dhexeeya dowladda dhexe.

Axmed Madoobe ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu wadahadal la galo madaxda dowladda federaalka, si loo soo afjaro khilaafka labada dhinac.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in Jubbaland aysan caqabad ku aheyn dowladda, balse ay wado caburin siyaasadeed,islamarkaana aysan rabin in la wadahadlo.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/01/jaamac-1.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this