Sign in to follow this  
Deeq A.

Aqri: Guddiga doorashada madaxweynaha Galmudug oo lagu dhawaaqey

Recommended Posts

Deeq A.   

Dhuusomareeb (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug Maxamed Nuur Gacal ayaa maanta magacaabay guddiga doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka Galmudug.

Xubnaha Guddigaan ayaa ka kooban 13 Xubnood oo ah Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Galmudug, kuwaasinoo soo diyaarin doona hanaanka doorashada Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa.

WhatsApp-Image-2020-01-19-at-7.51.10-AM.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this