Sign in to follow this  
Deeq A.

Qalbi Dhagax oo eedeyn u jeediyey madaxweyne Cagjar

Recommended Posts

Deeq A.   

Cabdikariin Muuse (Qalbi Dhagax) oo la hadlaayey warbaahinta ayaa eedeyn culus u jeediyey madaxweynaha dowlad deegaanka Soomalida Itoobiya Mustafe Cagjar.

Qalbi Dhagax ayaa sheegay in Madaxweyne Cagjar uu fulin waayey heshiiskii ay wada galeen ismaamulka uu hoggaamiyo iyo Ururka ONLF.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay inuu ballantii uga baxay ciidamadii ururkaasi ee lagu biiriyey kuwa dowlad deegaanka, islamarkaana illaa iyo hadda aan waxba loo qaban.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/01/Cod-jaamac.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this