Deeq A. Posted January 19, 2020 Cabdikariin Muuse (Qalbi Dhagax) oo la hadlaayey warbaahinta ayaa eedeyn culus u jeediyey madaxweynaha dowlad deegaanka Soomalida Itoobiya Mustafe Cagjar. Qalbi Dhagax ayaa sheegay in Madaxweyne Cagjar uu fulin waayey heshiiskii ay wada galeen ismaamulka uu hoggaamiyo iyo Ururka ONLF. Sidoo kale wuxuu tilmaamay inuu ballantii uga baxay ciidamadii ururkaasi ee lagu biiriyey kuwa dowlad deegaanka, islamarkaana illaa iyo hadda aan waxba loo qaban. Halkaan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/01/Cod-jaamac.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites