Sign in to follow this  
Deeq A.

Jeesow “Khayre wuxuu go’aankiisa kaga badbaaday qarax siyaasadeed

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa taageeray go’aankii uu Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre ku hakiyey masharuucii shalay lagu saxiixay gudaha magaalada Muqdisho.

Jeesow ayaa sheegay in Ra’iisul wasaaruhu qaaday tallaabo geesinmo leh, islamarkaana uu kaga badbaaday qarax siyaasadeed oo lala damacsanaa xukuumaddiisa.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in dowladda federaalka, gaar ahaan wasiirada looga baahan yahay inay si cadaalad ah wax ugu qeybiyaan maamullada ka jira dalka.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/01/Jaamac-1.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this