Sign in to follow this  
Deeq A.

Qarax xoogan oo ka dhacay degmada Afgooye

Recommended Posts

Deeq A.   

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax xoogan oo goor dhow ka dhacay bar koontarool oo ku taalla degmada Afgooye ee gobolka Sh/Hoose.

Qaraxa oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa lagu soo warramayaa inuu geystay khasaare kala duwan.

Wararka qaar ayaa sheegaya in lala eegtay Injineero Turki ah oo dhismo ka wada waddada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye, inkastoo aan si dhab ah loo xaqiijin warkaasi.

Xaaladda ayaa hadda kacsan, waxaana goobta uu qaraxu ka dhacay isku geedaamay ciidamo ka tirsan kua Milatariga Soomaaliya

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this