Sign in to follow this  
Deeq A.

Doorashada Galmudug oo walaac laga muujiyey

Recommended Posts

Deeq A.   

Qaar ka mid ah musharraxiinta u taagan hoggaanka Galmudug ayaa walaac xoogan ka muujiyey hanaanka ay ku socoto doorashada madaxweynaha ee maamulkaasi.

Musharraxiintaan oo kala ah C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa), C/laahi Faarax Wehliye iyo Kamaal Daahir Guutaale ayaa sheegay inay cabsi ka qabaan ku shabasho.

Sidoo kale waxa ay dalbadeen in dib loo dhigo doorashada ugu yaraan muddo 21 cisho ah, si ay ula kulmaan xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Galmudug.

Halkaan hoose ka akhriso:

1-4322

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this