Sign in to follow this  
Deeq A.

Hoggaamiye Xirsi Oo Ka Hadlay Kulan Ay Maanta yeesheen Xisbiyadda Mucaaridka Ah UCID Iyo WADDANI, Farriina U Diray Madaxweyne Biixi Iyo Komishanka Lagu Muransan Yahay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Axsaabta Mucaaridka ah ee Somaliland ee WADDANI iyo UCID oo kulan ku yeeshay magaalada Hargaysa, ayaa ugu baaqay Xubnaha Cusub ee Komashinka doorashooyinka Somaliland in ay is casilaan si meesha looga saaro bay yidhaahdeen muranka hor taagan qabsoomida doorashooyinka.

FB_IMG_1579345946446.jpg

Hoggaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ku hadlay afka labada xisbi ayaa sidoo kale farriin u diray Madaxweyne Biixi, halkan hoose DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this