Sign in to follow this  
Deeq A.

Hambalyo loo diray gudoonka cusub ee B/Galmudug

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Guddoonada labada Aqal ee baarlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray guddoonka cusub ee baarlamaanka Dowlad gobaleedka Galmudug oo maanta lagu doortay magaalada Dhuusa-mareeb.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BFJ mudane Maxamed Mutual Sheep Cabdiraxmaan oo lahadlay Wakaaladda Warrant(SONNA) ayaa u hambaleeyay guddoomiye Dr Maxames Nuur Galaxy iyo Ku-xigeenadiiaa,isagoo u rajeeyay in eebe uu Ku guuleeyo xilka look igmaday.

Sidoo kale mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi gudddoomiyaha Aqalka sare oo wakaaaldda (SONNA) ayaa hambalyo iyo bogaadin u jeediye guddoonka baarlamaanka Galmudug.

Wasiirka Arrimaha gudaha XFS mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa kula dar daarmay guddoonka baarlamaanka Galmudug ee la doortay in si hufan ay u gutaan waajibaadka loo doortay

Maal Maha soo socda ayaa lafilayaa in la qabto doorashada madaxweynaha Dowlad gobaleedka Galmudug.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this