Sign in to follow this  
Deeq A.

Axmed Madoobe iyo Deni oo kulamo kawada Boosaaso

Recommended Posts

Deeq A.   

Boosaaso (SMN) – Madaxweyneyaasha Puntland iyo Jubaland ayaa kulamo siyaasadeed kawada magaaladda Boosaaso, xarunta gobolka Bari.

Axmed Madoobe oo ka hadlay shir jaraa’id ayaa sheegay in ay kawada hadli doonan danta Soomaaliya iyo arrimaha doorashoouinka.

Saciid Cabdullaahi Deni oo wehliyey ayaa tilmaamay in Puntland iyo Jubaland ay ka mideysan yihiin ilaalinta federaalka iyo danta dalka.

Kulamadda ay wadaan madaxdaan ayaa la filayaa in ay gogol xaar u noqdaan shirar kale oo ay la leeyihiin xubno ka tirsan Beesha Caalamka.

Shan maalmood kahor, safiirka Mareykanka oo Boosaaso kula kulmay Deni ayaa ku tartarsiiyey in ay ku heshiiyaan doorashooyinka 2020.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this