Deeq A. Posted January 17, 2020 Dhuusamareeb (SMN) – Waxaa goordhow lasoo gaba-gabeeyay tartanka doorashada Guddoomiyaha Baarlamanka maamul Goboleedka Galmudug oo uu ku guuleystay Dr; Maxamed Nuur Gacal Waxaa goor dhow lasoo gaba-gabeeyay doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka maamul Goboleedka Galmudug oo uu ku guuleystay Dr; Maxamed Nuur Gacal. Dr; Maxamed Nuur Gacal ayaa murashixii kula loollamayay xilka Guddoomiyaha Baarlamanka kaga adkaaday 54 cod, halka Cabdinaasir Aadan Cusmaan uu isna helay 34-cod, waxaana dhowaan ayaa la filayaa in la doorto xilalka Guddoomiye ku xigeennada Afhayeenka golaha wakiillada Galmudug. View the full article Share this post Link to post Share on other sites