Sign in to follow this  
Deeq A.

Baarlamaanka Galmudug oo dooranaya guddoon

Recommended Posts

Deeq A.   

Dhuusamareeb (SMN) – Baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta lagu wadaa in uu doorto guddoon cusub.

Doorashadda oo ka qabsoomeysa xarunta Shiir-kole ee magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ka qeybgalaya todoba murashax.

Murashaxiinta ayaa u kala tartamaya xilalka gudoomiyaha iyo labadiisa ku xigeen, iyaddoo si toos ah looga baahinayo warbaahintada.

Dhinaca kale, waxaa xalay magaalada ka socday kulamo siyaasadeed oo loogu gogol xaarayo doorashadan oo aad loogu xifaaltamayo.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this