Sign in to follow this  
Deeq A.

Nuxurka Kulan dhexmaray Xisbiyada Mucaaridka (Waddani & Ucid) &  Safiirka Dawlada UK u fadhiya Somalia

Recommended Posts

Deeq A.   

Nuxurka Kulan dhexmaray Xisbiyada Mucaaridka (Waddani & Ucid) &  Safiirka Dawlada UK u fadhiya Somalia

fcw-2.jpg
  Guddoomiyayaasha  labada xisbi  mucaarid  Ee WADDANI iyo UCID C/raxmaan Maxamed C/laahi “Cirro” Iyo Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa galabta Magaaladda Hargeysa kullan khaas ah kula yeeshay Safiirka Dawladda Ingriiska u qaabilsan Arimaha Somalia Ambassador, Ben Fender iyo Wakiilka Dawladda Somaliland Ee Arimaha Ingriiska Mr. Stuart Brown.

Kullan ayaa ku soo afmeermay Jawi degan iyado waxa ugu weyn ee laga wada hadlayna aheyd sidii dalkan doorasho uga dhici laheyd 2020 taas oo bulshadda Somaliland iyo Beesha Caalamka u arkaan iney dalkan iyo dadkanba dan u tahay balse aaney xukumadda KULMIYE diyaar u aheyn.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this