Sign in to follow this  
Deeq A.

Laftagareen: “Wixii aan balanqaadnay waxba kama qaban”

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Madaxweynaha Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare iyo Madaxweynaha dhigiisa Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Laftagareen ayaa soo gaaray Muqdisho.

Socdaalkan ayaa imaanaya kadib shirka iskaashiga labadda maamul goboleedka oo ay magaaladda Baydhabo kaga qeybgaleen.

Laaftagareen oo wariyeyaasa la hadlay ayaa sheegay in maamulkiisa iyo guud ahaan Soomaaliya aysan waxba ka qabsoomin sanadihii u dambeeyay.

Isagoo hadalkiisa sii wata, Laftagareen ayaa rajo wanaagsan wuxuu ka muujiyey in muda hartay ay hirgelin doonan waxyaabihii ay balanqaadeen.

Hadalkan ayaa kusoo aadaya iyaddoo waddanka uu isku diyaarinayo doorasho dhacda sanadka 2020-21, isla markaana sharciga doorashooyinka horyaalo Aqalka Sare.

Image may contain: 6 people, people smiling, people standingImage may contain: 2 people, people smiling, people sitting and suitImage may contain: 1 person, suitImage may contain: 10 people, people standing and outdoor

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this