Sign in to follow this  
Deeq A.

Magacyada Lix Qof  oo Somaliland Dil Toogasho Ah Ku Fulisay & Gobolladey ka soo jeedaan

Recommended Posts

Deeq A.   

Lix Qof  oo Somaliland Dil Toogasho Ah Ku Fulisay

 

Lixdan qof ee la toogtay oo dhamaantood rag ah ayaa la sheegay inay dilal ka geysteen deegaano ka mid ah gobollada Sool, Sanaag, Maroodi-Jeex iyo Gabilay,Ku darsoo Toogashada ayaa saaka ka dhacday xabsiga weyn ee Mandheera

Halkan hoose ka aqriso magacyada ragga la toogtay

1: Axmed-Guray Ibraahin Faarax oo kasoo jeeda Magaalada Burco

2: Farxaan Maxamed Xasan oo kasoo jeeda Magaalada Buuhoodle

3: Cabdullaahi Ismaaciil Xayd oo kasoo jeeda Magaalada Burco

4: Ceydaruus Khadar Haybe oo kasoo jeeda Magaalada Hargeysa

5: Khadar Aleel oo kasoo jeeda Gobolka Magaalada Gabiley

6: Xasan Muxumed Cismaan oo kasoo jeeda Magaalada Hargeysa.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this