Deeq A. Posted January 15, 2020 Xaalad kacsanaan ah ayaa lagu soo warramayaa in weli laga dareemayo deegaano hoos yimaada magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud. Wararka ayaa sheegaya in dhaq dhaqaaqyo u dhexeeyo labo maleeshiyo beeleed oo shalay ku dagaalamay halkaasi laga dareemayo deegaanadaasi. Cali Cumar Yuusuf oo ka mid ah dadka deegaanka ayaa ka warbixiyey, sida ay tahay xaaladda, isagoo tilmaamay inuu dagaalku ka biloway barkad biyood la qodayey. Halkaan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/01/Cod-Faadumo.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites