Sign in to follow this  
Deeq A.

Duqa Gaalkacyo oo ka horyimid xil ka qaadis lagu sameeyey

Recommended Posts

Deeq A.   

Duqa magaalada Gaalkacyo ee Galmudug, Xirsi Yuusuf Barre oo la hadlay warbaahinta ayaa ka horyimid xil ka qaadistii uu ka sameeyey Madaxweynaha mamaulkaasi, Xaaf.

Xirsi ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay xil ka qadista, isagoo carabka ku dhuftay in xilligaan Madaxweynaha Galmudug uusan sameyn karin xil ka qaadis iyo magacaabis.

Sidoo kale wuxuu hoosta ka xariiqay inuu xil ka sii heyn doono illaa madaxweyne cusub loo dooran doono hoggaanka dowlad goboleedka Galmudug.

Halkan hoose ka dhageyso Warbixinta

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/01/War-Cali-Gaab-Kaalkacyo.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this