Sign in to follow this  
Deeq A.

XF oo soo dhoweysay ansixinta xeerka saxaafadda

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa soo dhoweeyey meel marinta sharciga warbaahinta madaxa banaan oo shalay ay meel mariyeen xildhibaanada  golaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya.

Wasiir Maareeye ayaa sheegay in sharcigaan oo wax ka bedal lagu sameeyey la tashi guud lagala soo sameeyey qeybaha kala duwan ee warbaahinta.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay inuu u gudbi doono Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo), si uu saxiixo sharcigaasi.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/01/Mahad.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this