Sign in to follow this  
Deeq A.

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Ceelaha Biyahya

Recommended Posts

Deeq A.   

Faah faahinno kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax xoogan oo barqanimadii maanta ka dhacay deegaanka Ceelaha Biyaha ee duleedka Muqdisho.

Qaraxa oo ahaa miino ayaa waxaa la sheegay in lala eegtay ciidamo galbinayey Injineero Turki ah oo dhismo ka wada waddada Muqdisho iyo Afgooye.

Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in qaraxaasi uu ku dhintay hal qof, mid kalena uu ku dhaawacmay, kuwaas oo ahaa dad rayid ah.

Dr Amiin Sama Kaab oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa ka warbixiyey, sida ay wax u dhaceen.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/01/cod-cabdiqani-qaraxa.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this