Sign in to follow this  
Deeq A.

Feysal Cali Waraabe oo sheegay inuu aflagaadeeyey Muuse Biixi

Recommended Posts

Deeq A.   

Siyaasiga caanka ah ee Faysal Cali waraabe ayaa sheegay in dhowaan isaga iyo Madaxwaynaha Somaliland uu gacan ka hadal dhexmaray, mar uu warbaahinta uga warramayey qodobadii guddiga dhex dhexaadintu ay ka soo saareen komiishanka lagu muransan yahay oo ay isku afgaran waayeen xukuumadda iyo xisbiyada mucaaradka

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid, Fayal Cali Waraabe ayaa xusay in Madaxweynuhu uu Waalid cadaabay, gacan qaadna ugu daray sida uu hadalka u dhigay.

Eng. Faysal Cali Waraabe oo ah nin aan inta badan waxba qarin ayaa sidoo kale sheegay in Muuse Biixi uusan ogoleyn isla xisaabtan taasina ay tahay caqabad.

Halkan hoose ka dhagesyo Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/01/Soofe-1.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this