Deeq A. Posted January 14, 2020 Korneyl Cabdirashiid Macalin Gaas oo ka mid ah saraakiisha ciidamada dowladda federaalka ee ka howlgala gobollada Jubbooyinka ee K/ Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Jubbaland ay u goosteen dhinaca Al-Shabaab. C/rashiid Gaas ayaa tilmaamay in ciidamadaasi oo gaaraya illaa 19 askari oo ku heyb ah, Axmed Madoobe ay u baxsadeen dhanka dhaq dhaqaaqa Al-Shabaab. Sidoo kale wuxuu tilmaamay inay ka mid ahaayeen ciidanka ilaalada ee madaxtooyada dowlad goboleedka Jubbaland. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/01/Gaas.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites