Deeq A. Posted January 13, 2020 Dhuusamareeb (SMN) – Guddiga Doorashooyinka Guddoonka Baarlamaanka Galmudug ayaa soo saaray Jadwalka Doorashooyinka Guddoonka Baarlamaanka 2aad ee Maamulka Galmudug, kuwaasi oo ka kooban 15-xubnood. Hoos ka akhriso qoraalka View the full article Share this post Link to post Share on other sites