Sign in to follow this  
Deeq A.

Ramaax Oo Xorriyadiisa Dib U Helay Kadib 20 Maalmood Oo Uu Xidhnaa

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xoghaya arrimaha gudaha ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax ayaa goor dhawayd xorriyadiisa dib u helay ka dib muddo 20 maalmood ah oo uu ku xidhnaa magaalada Hargeysa.

Xoghaye Ramaax ayaa la sheegay in lagu sii daayay damaanad.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this