Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: Guddoomiye Cirro Iyo Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Biixi Oo Fagaare Isku Dhaafsaday Hadallo Weerar Iyo Difaac Ah

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Cirro iyo wasiirka waxbarashada Axmed Maxamed Toorno ayaa fagaare isku dhaafsaday hadallo weerar iyo difaac ah kadib markii wasiirku ka cawday hadallada mucaaradka. Guddoomiye Cirro ayaa xukumaddii ugu xadhigga badnayd ee dhaawaca ugu weyn gaadhsiisay dimuqraadiyadda Somaliland ku tilmaamay xukumadihii KULMIYE, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this