Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga Farsamada Galmudug oo Shaaciyey Saddex Xildhibaan

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga farsamada maamul dhisida dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta shaaciyay magacyada ilaa 3 xildhibaan oo ka tirsan 6-da xildhibaan ee ka dhineyd baarlamaanka 2aad ee Galmudug.

Halkan Ka Akhriso Magacyada:

3.jpeg

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this