Sign in to follow this  
Deeq A.

Roobab Badda Kiciyay Oo Ka Da’ay Magaalada Berbera

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Berbera)-Magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil waxa Axadda maanta ka da’ay roobab culus oo aan hore uga di’in magaalada, kuwaas oo biyo-fadhiisin kaga tegay qaybo badan oo ka mid ah magaalada.

Wararka ayaa tilmaamaya in baddu ay xaddi yar kacsantahay, isla markaana biyo ay kusoo fataheen qaybo ka mid ah magaalada.

Ma jiro wax khasaare ah oo illaa hadda ka dhashay roobabka iyo kicitaanka badda

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this