Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha G/ Banaadir oo magacaabis sameeyey

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddooomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Magacaabey Agaasimaha waaxda Waxbarashada ee dowlada hoose ee Xamar.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Duqa muqdisho ayaa waxaa xilkaasi loogu magacaabay Cabdiraxmaan Cumar Sheikh Nuur, iyada oo uu xilka kala wareegi doono agaasimihii hore ee waaxdaasi Cabdinaasir Rooble Abuukar.

Halkan hoose ka akhriso:

82057884_506745266907047_9135705427856588800_n

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this